وَٱلسَّمَآءِ وَٱلطَّارِقِ
Alle wuxuu ku dhaartay samada iyo xiddigga guura.
Waa la furayaa…
17 aayadood.
Akhri aayad kasta si tartiib ah, ku dhawaaji xarfaha iyo xarakaadka, kadib eeg macnaha. Dhageyso oo akhri suuradda dhan →
وَٱلسَّمَآءِ وَٱلطَّارِقِ
Alle wuxuu ku dhaartay samada iyo xiddigga guura.
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلطَّارِقُ
Ma taqaan xiddigga guura.
ٱلنَّجْمُ ٱلثَّاقِبُ
Waa xiddig ifa.
إِن كُلُّ نَفْسٍ لَّمَّا عَلَيْهَا حَافِظٌ
Ee naf walba waxaa kor jooga (malag) ilaaliya.
فَلْيَنظُرِ ٱلْإِنسَٰنُ مِمَّ خُلِقَ
Ee dadku ha dayo waxa laga abuuray.
خُلِقَ مِن مَّآءٍ دَافِقٍ
Waxaa laga abuuray biyo booda.
يَخْرُجُ مِنۢ بَيْنِ ٱلصُّلْبِ وَٱلتَّرَآئِبِ
Kana soo baxa dhabar iyo laab dhexdood.
إِنَّهُۥ عَلَىٰ رَجْعِهِۦ لَقَادِرٌ
Alle na waa karaa soo celinta dadka (qiyaamada).
يَوْمَ تُبْلَى ٱلسَّرَآئِرُ
Maalinta la imtixaani waxa (laabta) ku qarsoon.
فَمَا لَهُۥ مِن قُوَّةٍ وَلَا نَاصِرٍ
Dadkuna xoog ma leh (maalintaas) iyo wax u gargaaara midna.
وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلرَّجْعِ
Alle na wuxuu ku dhaartay samada roobka leh.
وَٱلْأَرْضِ ذَاتِ ٱلصَّدْعِ
Iyo dhulka jeexma (waxna ka soo baxo).
إِنَّهُۥ لَقَوْلٌ فَصْلٌ
Ee quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo xumaanta).
وَمَا هُوَ بِٱلْهَزْلِ
Ciyaarna ma aha (ee waa dhab).
إِنَّهُمْ يَكِيدُونَ كَيْدًا
Gaaladu dhagar bay dhakri.
وَأَكِيدُ كَيْدًا
Annagu waanu dhakri dhagar (booskeedi dhacday).
فَمَهِّلِ ٱلْكَٰفِرِينَ أَمْهِلْهُمْ رُوَيْدًۢا
Ee u sug gaalada wax yar.