وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
Halaag wuxuu u sugnaaday xanle wax ceebeeya oo dhan.
Waa la furayaa…
9 aayadood.
Akhri aayad kasta si tartiib ah, ku dhawaaji xarfaha iyo xarakaadka, kadib eeg macnaha. Dhageyso oo akhri suuradda dhan →
وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
Halaag wuxuu u sugnaaday xanle wax ceebeeya oo dhan.
ٱلَّذِى جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُۥ
Oo xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinnin).
يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخْلَدَهُۥ
Wuxuu u malayn in xoolihiisu waarin.
كَلَّا لَيُنۢبَذَنَّ فِى ٱلْحُطَمَةِ
Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (naarta) xudama.
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْحُطَمَةُ
Ma taqaannaa xudama.
نَارُ ٱللَّهِ ٱلْمُوقَدَةُ
Waa naarta Alle ee la huriyay.
ٱلَّتِى تَطَّلِعُ عَلَى ٱلْأَفْـِٔدَةِ
Gubaysana quluubta (kulayl dartiis).
إِنَّهَا عَلَيْهِم مُّؤْصَدَةٌ
Waana lagu dabooli naartaas gaalada.
فِى عَمَدٍ مُّمَدَّدَةٍۭ
Tiirar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.