وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
Halaag wuxuu u sugnaaday xanle wax ceebeeya oo dhan.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Magaca Alle yaan ku billaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista
وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
Halaag wuxuu u sugnaaday xanle wax ceebeeya oo dhan.
ٱلَّذِى جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُۥ
Oo xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinnin).
يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخْلَدَهُۥ
Wuxuu u malayn in xoolihiisu waarin.
كَلَّا لَيُنۢبَذَنَّ فِى ٱلْحُطَمَةِ
Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (naarta) xudama.
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْحُطَمَةُ
Ma taqaannaa xudama.
نَارُ ٱللَّهِ ٱلْمُوقَدَةُ
Waa naarta Alle ee la huriyay.
ٱلَّتِى تَطَّلِعُ عَلَى ٱلْأَفْـِٔدَةِ
Gubaysana quluubta (kulayl dartiis).
إِنَّهَا عَلَيْهِم مُّؤْصَدَةٌ
Waana lagu dabooli naartaas gaalada.
فِى عَمَدٍ مُّمَدَّدَةٍۭ
Tiirar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.
Xanta, dadkoo la xaqiro oo la yaso, xoolahoo la kulmiyo oon xaqa lagu bixinin waa arrimo xun ruuxii ku kacana sabab ugu noqota naar galiddeed, saa daraaddeed waa in layska jiraa xumaanaha la soo sheegay, illeen xan wax kuuma qabato, xoolana kuma waariyaan.
Qoraalka Carabiga: Tanzil (Uthmani). Tarjumaad: Shaikh Mahmoud Mohammad Abdo · archive.org upload (quran-somali). Tajwiidka: Quran.com. Codka: MP3Quran, Abdirashid Ali Sufi.
Numbered Somali verses transcribed from the page images of the 2020 archive.org quran-somali book and audited independently against the same images; not OCR. Scan-supported source evidence, not character-perfect certification. Commentary excluded; redistribution rights unverified.