قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magan galay Rabbiga subaxa (abuuray).
Waa la furayaa…
5 aayadood.
Akhri aayad kasta si tartiib ah, ku dhawaaji xarfaha iyo xarakaadka, kadib eeg macnaha. Dhageyso oo akhri suuradda dhan →
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magan galay Rabbiga subaxa (abuuray).
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ
Wixii shar leh sharkiisa.
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ
Iyo habeenka sharkiisa markuu madoobaado.
وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِى ٱلْعُقَدِ
Iyo sharka sixirrowga wax ku tufa guntimaha.
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ
Iyo sharka xaasidka wax xasda.