Al-FalaqSuurad 113 · 5 aayadood
Habaynta
Faahfaahinta suuradda
Meesha la dejiyey
Makkah (Makki)
Kaalinta nuurista
20 / 114
Aayadaha
5
Bogagga Mushafka
604
Macnaha magaca
The Daybreak
Meesha iyo kaalinta nuurista: Quran.com. Bogagga: Mushafka Madiina (604 bog).

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Magaca Alle yaan ku billaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista

113:1

قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ

Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magan galay Rabbiga subaxa (abuuray).

113:2

مِن شَرِّ مَا خَلَقَ

Wixii shar leh sharkiisa.

113:3

وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ

Iyo habeenka sharkiisa markuu madoobaado.

113:4

وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِى ٱلْعُقَدِ

Iyo sharka sixirrowga wax ku tufa guntimaha.

113:5

وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ

Iyo sharka xaasidka wax xasda.

Tafsiirka aayadaha 1–5

Suuraddani waxay caddayn ku xidhnaanta Alle iyo ka magangalkiisa wixii wax dhiba sida sixirka, xaasidka iyo wax kastoo xun. Caa’isha waxaa laga wariyey in Rasuulkii Alle (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa Alle ha yeelee) markuu xanuunsado uu isku akhrin jiray mucawadataynka (labada magangelyo) iskuna tufi jiray, markuu xanuunku ku darraadayna aan ku akhrin jiray magangalyooyinka gacantiisana jidhkiisa ku masixi jiray barako darteed. Waxaa weriyay Bukhaari, Imaamu Maalik, Abuu Daa'uud iyo Nasaa'i.

Ilaha

Qoraalka Carabiga: Tanzil (Uthmani). Tarjumaad: Shaikh Mahmoud Mohammad Abdo · archive.org upload (quran-somali). Tajwiidka: Quran.com. Codka: MP3Quran, Abdirashid Ali Sufi.

Numbered Somali verses transcribed from the page images of the 2020 archive.org quran-somali book and audited independently against the same images; not OCR. Scan-supported source evidence, not character-perfect certification. Commentary excluded; redistribution rights unverified.